{WARSANRADIO} Wasiirku xigeen ka wasaaradda Arimaha Diinta iyo Awqaafta K.G.S Jabriil Sheekh Luqmaan ayaa ugu hambalyeey shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacabka Soomaaliyeed Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana ugu baaqay in ay kafaa’idaystaan xasanaad ka ay leedahay Bishantaa soosanad kiiba mar soomar taa Islaamka.
Waxaa ka loo uuwasiir kuxigeenka la wadagay warbaahinta war saxaafadeed ay ka soosaartay Bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waa kan hadalii Wasiir Jabriil iyo war saxaafadeed ki wasaaeadda ay soo saartay