{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan aqoneed 10 Ka Xafado ee Magalda
Ramadan kariim idaawada warsan waxay idunkugu hambalyeynaysaa in ay sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka sharafta badan waxaana sanadkii sedexaad nagala kaashanaya Gudiga garab walaal iyo Jaamacada USS oo naga caawinayso dhanka su`aalaha la socod wanaagsan
Tartanka caawa kudha maaday
Cadaada 8
Haabara 13 dhibcood
Haben dambe : Waabare {A} : Holwagaag {B}
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa