{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo
Ramadan kariim Idaacada warsan waxay idunkugu hambal yey nay saa in ay sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka Qiimaha badan oo socda sanadkii 3ede xaad Tabo galiso Garab walaal iyo Jaamacada USS oo nagala shaqeey nayso dhanka su`aalaha iyo Jawaabaha wanaagsan ayadoo aad iyo aad ugo mahadsan
Tartanka caawa kudha maaday
Daarusalaam {A} = 8 Dhibac
Horseed {B}= 13 Dhibac
Haben dambe : Adada {A} VsSalaamey {B}
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa