Tartan aqooneedka kasocdo Idaacada Warsan Radio ayaa u gudbay wareegiisa labaad oo lagu kala hari doono Dibco Kooraha ku hardamaya in ay qaadaan Koobka Aqoonta Degmada ama doonaya in ay noqdaan hoogaamiyaha Aqoonta Degmada Baydhabo ayaa ka kooban 20 Kooxood Habeenkiiba waxaa wada gala Tartanka 2 Kooxood
Tartanka ayaa bilawda Habeen kasta 9:30 Hiid nimo ilaa 11:00 Habeen nimo waxaana is toos ah loogala socan karaa barta Face Book ga live tream ka SW Radio oo ah hirarka gaagaaban 77.5 iyo FM ka 88.2 ee Warsan Radio