{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo caawa waxa Dhamaaday Qeebtii Labaad
Ramadan kariim Idaacada warsan waxay oo Hambalyeeney saa
Sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka Qiimaha badan oo socda sanadkii 3ede xaad Tabo galiso Garab walaal iyo Jaamacada USS oo nagala shaqeey nayso dhanka su`aalaha iyo Jawaabaha wanaagsan ayadoo aad iyo aad ugo mahadsan
NatiijadaTartanka caawa
Wadajir{A} [ 9] Dhib cood
Bardale {B} [8] Dhib cood
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa