Home WARARKA MAANTA Dhageeyso+Sawiro;-Sagaal iyo taban sana guuradii ka soo wareegatay markii ay RRA la wareegtay Magaalada baydhabo ayaa laga xusay waxaana ka soo qaybgalay Xildhibaano ka tirsan D.F.S iyo kuwa koofur Galbeed odayaal dhaqameedyo halgamayaal hore oo katirsan RRA.