{WARSANRADIO} Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo
Wareegii Sedexaad ayaa Socda
Ramadan kariim Idaacada warsan waxay oo Hambalyeeney saa
Sanadii 5 naad ay idin kaga faa idaynayso tartanka Qiimaha badan oo socda sanadkii 3ede xaad Tabo galiso Garab walaal iyo Jaamacada USS oo nagala shaqeey nayso dhanka su`aalaha iyo Jawaabaha wanaagsan ayadoo aad iyo aad ugo mahadsan
NatiijadaTartanka caawa
Bardaale {A} [4] Dhibac
Haabara {A} [10] Dhibac
Habeendambe Salaamaey B iyo Wadajir A
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa