{WARSANRADIO} Wey Xanuun badantahay ehelo Deris ah in ay is dagaalaan, dhegtaadana maqasho, dad aangarasho iyo aqoon u lahayn abtiiyo eysina Adeer iyo habaryara Abaayo iyo walaal waayo Imasaa la laaydeyey oo colkaasi ku baxay.
Magac ahaan colku ma fiicna afka in uu ka soobaxo dhegta hadey maqashana umadu wey barakacdaa, guriya hooda ayey ka tagaan waxay eheel u noq daan dhaxan, qorax, dabeyl, gaajo iyo Gacan Hoorsi, waxay na noq daan barakacayaal tabaalaysan oo la taakuleeya.
Sidaasi Darteed iskudhac markuu yimaado ay isku beegmaan ehel isma hurta ah waxaawanaagsan markahore oo ay socto saansaanta Colaada in la kala dhexgalo ay kacaandhamaanqeybaha kala duwaneebulshadaiyagaookaashanayaOdoyaasha, waxgaradka, UruradaBulshadaRa’idka, iyoAbwaaniintaiyosiyaasiyiintasilogahortago Col dhaca o keenaDhibaatooyinkakorkusooxusney.
AbwaanCabdicaliqaasimBalwadiidiyoMuxsimqaasimJaakooleayaanoqdeykuwiiuguhoreeyeyookadamqadaXiisadaTodobaadkiiaynusoodhaafnayilaaiyohaatankataaganbaydhabowaxaynabaaqnabadeen u direenDhamaanbeelaha wax kala tabanaya eek u dhaqanMagaaladaBaydhaboiyagoonaXasuusiyeyDhibaatooyinkakadhalankaraiskudhacyadabeelahadhaxdooda ah sheegeyna in aysan manta ahayanxiligiicasrijaahiligiilaganasoogudbeyislamarkaanasooqaateyGabayoiyoHeesoxilihore ay kuwacyigalinjireenBulshadakuwaasiooDhabtiisiqotodheer u taabanadamiirkaqofwalbaooehel u ah nabadaiyoFaaidada ay leedahay kana soohorjeedacolaadahaahliga ah eek a dhexdilaacaismahurtadaEebadaiskuheystaoo ay kamaqantahaysamirkaiyosidauuqeybugaqaatomaslaxadamustamahadhexdiisa ah.
Odayaashadhaqankaayaasidoo kale dirayfariiniyobaaqnabadeeniyagoonakubooriyeyodoyaashabeelaha is haysta in aysankaseexanarintantaaganoosaameyntedalehtaasioo u baahan in loo kaco sidhab ahana ugugo,an tahay keenista maslaxad degdeg ah kunasaleeyan wax walba oo dhaca kitaabkii iyo suniyaha kaasi oo odoyaasha ay kusheegeen in uuyahay marjackaliya ee lagu helikaro cadaalad dhinacyadadhan ay ku kalsoonyihiin nabad waarta na ay ku helikaraan bulshada.
Maanta Camal col dhaca ma fiicna sababtuna waxay tahay waxaan ku jirnaa qarnicasri ah oo loogu magic daray Moodiran yeer oo ku asteysan qarnigaan casriga ah iyo ilbaxnimada aduunyada ee meleeniyam yeer qarnga 21, tusaalaha muuqda fiiridaaraha dhaadheer, ardeyda duqsiyada sare kasoobaxey sotiradeedasidey u kordheyso sanaddugsiyadeedkii u danbeeyey 2017 iyo 2018 waxaa qalanjabisey 930 ardey, bec mushtariga waa hormarey, shirkadaha lagaciyaarey iyo kaalimo shidaal hoteelada adamaashaad ka kadaran, jaamacadaha na wey sii tarabadanayaan iyadoo naal le mahadii ay tahay ku wa dhigaaya ay yihiin barifisooro deegaanada u dhalatay oo heysta digriiq eybihiisa kala duwan, baaji, mastar iyo BHD.
Intaasi oo barwaaqo iyo nimco alle nagu maneystey hadey colaad dhax deena ah naga baabi’ineyso ogaada cilmigaas, hormar kaasi, aqoontaas iyo ilbaxnimadaas ku ligaas waahal bacaad lagulisey.
Nabadaa naas lunuuga leeee.