{WARSANRADIO} Warbaahinta ayaa qortey warar sheegaya in madaxweynaha KG Shariif Xasan Sheekh Adan Mar uu kahadlaayey kala fadhiga shanaad ee baarlamaanka KG in amison ay ku fashilantay sugida amniga Deegaanada KGS, taasi oo ahayd ku turu ku ten iyo warar la been abuurey, madaxweynaha khudbadiisa ay san ku jirin ee shalay u ujeediyey taasioo u dhacey seysida tan.
Hadalka madaxweynaha KG ayaa yimid xiliwarbaahinta ay ka been abuur teen khud badii uu shalay kajeediyey kala fadhiga Shanaad golahawakiilada KG,taasi oo Xadgudub ku ah xuriyada hadalka iyo Xuquuq diisa.