{WARSANRADIO}Waxaa manta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka KG ka dhacdy Xaflada ay sooagasiimeen Radio Warsan iyoUrurka Garabwalaal Xaflada ayaa waxaaa lagu baal marino kaladuwan lagu gudoonsiiyay 3 dii Xaafadood ee gashay kaalimaha 1 waad 2 baad 3 xaad abaalmarinada la gu doonsiiyay Xaafadaha ayaa waxeyaheyd Lacag Sh Soomaali ah
Munaasabada oo aheyd mid siheersare loo sooabaabulay ayaalagu gudoonsiiyay Xaafada Kaalinata galay Xaafadiiba lacag dhan
kaalinta1 waad waxaa galay Xaafada Berdaale B waxey abaalmarin u heshay 5,000,000 Sh Soomaali kaalinta 2 baad waxaa galay Xaafada salaamey B waxey abaalmarin u heshay 3,500,000 Sh Soomaali kaalinta 3 xaad waxaa Galay Xaafada Adaada B waxey abaalmarin u heshay 2,500,000 Sh Soomaali
Waxaa kaloo abaalmarin Shahaado sharaf ahaa la gu doonsiyay Hoolwadeenadii Idaacada iyo gudigii tartan Aqooneed ka Bishii Ramadaan maamulayay
Xaflada ayaa waxaa kasooqebgalay Jaamacadaha Baydhabo,Maamulada iskuulada Nadaamiga ee Baydhabo Aqoonyahaniinta Dowlad Goboleedka KoonfurGalbeed Wasiiro iyo Xilibaano katirsan KG iyo Dowlada Federalka Soomaaliya Ururo Kaladuwan ee kahoolga la KG Ururka Haween ka KG Fanaaniinta KG Odayaal dhaqameed ka Dhakhaatiir Wariyaal iyo Ururada Bulshada KG
Munaasada an ayaa waxey noqonaysaa Munaasabadii 3 xaad ee ay qabato Idaacada Radio Warsan iyo Ururka Dalinyarada Garab walaal waxeyna sanadihiihore y ay sidoo kale u soogudoonsiiyeen Kooxaha tartanka ku guuleeysta Bisha Ramadaan Abaalmarino lacageed
Hadaba Dhageyso khudbadii maanta oo dhan
sawiro