Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60 aad Ayaa maanta Xukun Dil ah ku Ridey Askari Ka tirsanaa ciidanka Madaniga Degmada Bardaale ee Gobolka Baay .
Xasan Raage Xasan Matoore ayaa Lagu Soo eedeyey inuu Dil u Geystey Marxuum La dhihi jirey Cali maxamed Cali Booraay Kaasi oo Lagu Diley Sanadkan Magaalada Bardalle .
Gudoomiyaha Maxkada Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60 aad Gaashanle Dhexe Aadan Abuukar Maxamed Ayaa ku Dhawaaqey Xukunka Dilka Ah .