Xubinta Siyaasa Asheer Gali Waxaan Ku Fiirinaa Doorashada Kgs ee Soo Dhow iyo sida Waqtiga uu isku Gurayo.Waxaana Qayb teda 3aad Todobaadkan ay Tahay mid Xiisa Badan Todobaad Kasta Habeenka Sabtida 9:00 Habeenimo Ka Dhageyso Radio Warsan .
Waxaa Soo Diyaariyey Soona Jiidin Doona Abwaan Wariye Mukhtar Sheekh aadan Dalmar .