Baydhabo Somaliya{WMN}- Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo maanta uu kadhacay banaanbax looga soo horjeeday Madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland
Banaanbaxan ayaa waxaa horkacayay Dhalinyarada iyo Qaarb kamid ah Waxgaradka degmada, iyadaoo wadooyinka magaalada ay isugu soo baxeen dadweyne fara badan, kuwaasi oo ka soo horjeeda Dowlad Goboleedka uu madaxda u yahay Mdaxweyne Amed Madoobe.