Baydhabo Somaliya-{WMN} Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu Warka soo saaray doorashada madaxweynanimo ee dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo iyo kuwa kale oo ku soo fool leh Maamulaa kale ee dalka ka jira.
Waxa uu sheegay in olole doorasho ay dhawaan ka bilaaban doonaan deegaano badan oo dowlad goboleedyada ah,markii dowladda hadda jirtana uu waqtigeeda dhamaado sidoo kale la geli doono doorashooyin kale.
Waxa uu sheegay in doorashooyinka dhacaya dhamaan maamul goboleedyada loo baahan yahay inay noqoto mid laga fiirsaday,isla markaana loo kala saaro in la helo qof dadkaasi samatabixin kara ama kuwa hadda xilalka ka haaya hadii ay yihiin kuwo u wanaagsan loo daayo.
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu Warka soo saaray doorashada madaxweynanimo ee dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo iyo kuwa kale oo ku soo fool leh Maamulaa kale ee dalka ka jira.