Baydhabo Somaliya-{WMN} Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa uu ka hadlay qodobadii ka soo baxay Shirka golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka oo lagu soo gabegabeeyay Magaalada Kismaayo.
Waxa uu Madaxweyne ku xigeenka kasoo horjeestay qodobadii shirkaas ka soo baxay oo ay kamid ahaayeen in dowlad goboleedyada dalka ay hakiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay dowladda dhexe Soomaaliya
Hadaba waa kan shirkiii Jaraaid oo qabta ku xigeenka .