Baydhabo Somaliya{WMN}-Xildhibaabkaan Bashiir oo ah xil dhiibaan KGS kana soo jeedo Qasax dheere ayaa kula hadlay dadweeyne farabadan oo kakalayimid degmada qasax dheere iyo toolooyinka ku dha dhaw khudbadiisa oo murti yees need ku sheegay in ciidamada dhax degan Beeraha Qasx dheere laga qaadi doo no oo loo rari doo no dhinaca Ella Boorka
Khudbada xil dhibaanka oo dheereed ayaa waxaa oow kasheegay iney bedeleen Godoomiyihii hore ee Degmada Qasax dheere kadib Markay cabasho katimid ayna Bedelkiisa keeneen godoodiye cusub Degmada qasax dheere
Hadaba waxaan kuu haaynaa Khudbadii Xildhibaan Bashiir ee Hoos kadhageeyso