Home WARARKA MAANTA Dhageyso:-Yuusuf macalin aamiin Baadiyoow ayaa ku dhowaaqay maanta in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya taasoo lagu wado in ay qabsoonto 17 ka November 2018ka.