Baydhabo Somaliya{WMN}- Godoomiyaha Doorashada iyo 17 xubin oo isogo jira masuliyin iyo xubno kale oo ka tirsan Godiga doorashada ayaa is cazilay Caawa
Arrintan ayaa ah mid ku cusub siyaasada dalka gaar ahaan doorashooyinka maamul goboleedyada dalka, waxayna ku soo beegmeysaa iyadoo ay sii xoogeysanayaan warar sheegaya in uu ka tanaasulayo ka qeybgalka doorashada Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Madaxweynaha Koofurgalbeed Soomaaliya.
Xubnahan is casilay ayaa ku macneeyay sababaha ay isku casileen arrrimo la xiriira farogelin lagu hayo doorashada Koofurgalbeed.
Hadaba halkaan ka dhageesta iscazilaadaas