Inka badan todobaad waxaa degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ku xayiran Gawaari Xamuul ah oo sida Badeecooyin kala duwan ku Waasi oo u raran Ganacsatada kgs
Gawaaridan Xaniban Waxaa lagu eedeyey ciidamo ka tirsan militariga Dowlada soomaliya sida uu sheegey Ganacsade cali aadan marguus mar uu ka qeyb Galaayey kulan ay isugu yimaaden ganacsatada ugu waa weyn Magaalada Baydhabo .
Shariif maalkey, Yuusuf Maxmed Kheyr Guurow iyo Daadir abgaalow oo iyaguna ka tirsan iskaashatada Gaadiidleyda ayaa cari Baabey in askar taasi ka tirsan ciidamada dowlada ay cuna qabateeyeen dadka magaaladan, iyagoona xirey wadada kaliya ee halbow laha u ah nolasha dadka ku nool Baydhabo iyo deegaanada Hoos yimaada.
Xanibaadan Saaran Gawaarida beec mushtariga Beladkan ayaa hadii ay sii socoto waxaa ay keeni doontaa sicir barar ku yimaada Ascaarta Raashiinka Qutul Duruuriga ee Suuq yada Magaalada baydhabo
DAAWO Gawaari u raran ganacsatada Baydhabo ayaa todobaad iyo kabadan ku xaniban Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose
previous post