Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir
Cali Xasan ayaa baaq Nabadeed u diray Maleeshiyo Beleedyo Xoolo
dhaqato ah kuwaa oo ku dagaalamay Maanta Degaano hoostaga Degmadda
Balanbal ee Gobolka Galgaduud.