Baydhabo Somaliya{WMN}- Kulaankaan oo ahaa mid ay iskugu imadey Dhamaan xillibanadii laga soo Doortey Deganada koonfuur Galbeed Somalia Ayaa Waxaa manta oo DHacay Muqdisho vila hargeeysa
Kulankan oo ahaa mid albaabada u xirnaa ayaa ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ee Hoyga Guddoomiye Mursal, waxaa kulanka ka dhex muuqday Guddoomiyeyaashii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe).
Sidoo kale Xildhibaanada qaar ayaa si cad u sheegay in dowladda Federaalka ay faragelin ku heyso doorashada, isla markaana ay kala faquuqeyso Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyaha
Ujeedka kulanka ayaa ahaa arrimaha doorashada Koofur Galbeed iyo xaaladaha ka jira Baydhabo, waxaana intii kulanka socday laga dooday caqabadaha ku horgudban Doorashada Koofur Galbeed, waxaana Xildhibaanada qaar ku dhaliileen Guddoomiye Mursal sida uu uga gaabiyay arrimaha masiirka Koofur Galbeed.
1=In aan jireyn Musharax laga reebayo Doorashada isku soo harey 6 Musharxiin
Waxaan Arrimahasi ka Wareysaney Xildhiban Fannax ee Hoos ka dhageyso