Baydhabo Somaliya{WMN}-Inta la ogyahay hal qof oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay hoowlgalkii ay ciidamada amaanka ka sameeyeen magaalada Baydhabo.
Waxaa ka hadlay hoowlgalkii ciidamada taliyayaasha ciidanka booliska iyo militeriga, wasiirka amniga KG, mas’uuliyiinta Maamulka gobolka iyo degmada Baydhabo.
Halkan hoose ka akhriso:-