Baydhabo Somaliya{WMN}- Weerarkan al shabaab ku soo qaadey Tuulada Ceel Garas oo Qiyaastii 40 KM u Jirta Degmada Tiyeeglow oo Kolkii Hore Al shabaab Ka soo Kicitintey Waxey Ka Qafaasheen Caruurtii Dugsiyada Qur’aanka Wax ku baraneysey iyagoona in ka badan 60 caruur halkaasi ka afduubtey .
Idaacada warsan oo wareysi la yeelatey Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Food Cade waxaa uu Sharaxaad Ka bixiyey Sababta Keentey in caruurtaasi al shabaab ka Afduubato Tuulada Ceel Garas .