Baydhabo Somaliya{WMN}- Shaqaaqadii ugu danbaysay ayaa ka dhacday shalay duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo arinta shaqaaqada dhalisayna ay ahayd mid ka dhalatay dhul la isku haysto lahaanshihiisa, waxaana hadalka jeneraalka uu u muuqdaa mid uu ugu digayo dadka dhulalka isku haysto, si aysan u dhicin tii shalay oo kale oo khasaaraha nafeed ee ka dhashay uu ka mid ahaa dhimashada wiil yar oo ay qabsatay rasaas wiifta oo dhin acyadii dagaalamay isweeydaarsanayeen