Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa si rasmi ah Magaalada Baydhabo uga dhaqan galey amarkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee ahaa in aan la qali Karin xoolo baaritaan soo maarin.
Ilaa 448 neef oo xoolaha ayaa kawaanka galey todobaad kadib tani oo ka dhigan inuu si rasmi ah u dhaqangaley,iyadoo xoolaleyda iyo Kawaanleyda ay aad usoo dhaweeyeen arintan
waraysi agaasimaha waaxda caafimaad wxxkgs. Dr. Xasan Ismaaciil Isxaaq