C/raxmaan Farey Gudoomiyaha Xaafada Salaamey Ahna Gudoomiyaasha Xaafadaha Baydhabo Gudoomiyahoda oo Wareysi Siinayey idaacada Warsan ee Baydhabo Ayaa Ka Waramey Qarax Habeen Ka hor Ka Dhacay Baydhabo .
Qaraxan ayuu ku sheegey Gudoomiye Farey inuu Ahaa Bamka Gacanta Laga Tuuro Kaaso Lagu Weerarey Dad Shacab Ah oo Ku Caweynaayey Goob Shaah Laga Cabo oo Ku Taala Xaafada Howl Wadaag Gaar Ahaana Meel Loo Yaqaano onodka Kasoo Wax yeelo Kasoo Gaartey illa Labo Qof oo Midi Haweeney oo Goobta Ka Dhawaa .
Qaraxa oo Dhacay Fiidkii Hore ee Xaley Kadib Waxaa Goobta Gaarey Ciidanka Amaanka ee Baydhabo iyagoo Howl Galo Kasameeyey Goobta Waxa Ay Ka dhaceen Hasa Ahaate Waxan La ogeyn in Falkaasi Cid Loo Soo Qabtey .
Falkan Qaraxa ee Xaafada Howl Wadaag Ka dhacay Ayaan aheyn midkii ugu Horeyey iyadoo illa Afar Qarax horey uga Dhaceen kuwasoo Wax yeelo Ka soo Gaartey Dad Shacab Ah .