Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab.
Qaraxa wuxuu ka dhacay Iridda hore Iskuul Buluuziya sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.
Nala Soco .