Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Maalintii labaad waxaa Magaalada Kismaayo ee Jubaland ka socda shirka looga hadlayo arimaha dastuurka qabya qoraalka Soomaaliya,iyadoona laga doodayey qodobyada Cutubka koowaad ilaa Sagaalaad ee dastuurka lasoo bandhigey
Wasiirka Dastuurka Koonfur galbeed Aadan Xasan Maxamed Usaama oo u waramay Barnaamijka Kulanka Waran ayaa sheeegey in Koonfur galbeed door muhiim ah ku leedahay shirka islamarkaana wixii kazoo baxa ay la wadaagayaan bulshada Koonfur galbeed.