Shirka Isku Xirka Hay’adaha Ku Lug Leh Dowladaha Hoose Iyo Xasilinta Ee Koonfur Galbeed Ayaa Maanta Ka dhacay Magaalada Baydhabo .
Kulanka Waxaa Ka qeyb galey Wasiirka Arimaha gudaha KGS Iyo Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ahna wasiirka wasaarada garsoorka iyo cadaalada .
Shirkan waxaa uu muhiim u yahay degmooyinka Koonfur Galbeed waxaana nagala qeybgalay xubno ka Socda Wasaaradda arimaha gudaha Dowlad Goboleedyada Dalka ka jira .