Baydhabo Somaliya{WMN}-Habeenkii koowaad ee Bisha Ramadan Idaacada Warsan waxay bilaawdadayTartanka aqooneedkii Ramadaanka kaasoo looqabanaayo Xaaafadaha Magaalada Beydhabo oo gaaraya 10 Xaafadood
Bishaa Ramadaan Sanadkaan Tartan aqooneedka Waxaa taaba gelinaya Garab Walaal iyo Jamacada Horseed International University Xaronteeda Muqdisho
Su’aalaha Tartanka waxaa gacan nagasiinaysa jaamacada Koofurta Soomaaliya
Cawa oo Habenkii koo waad ah waxaa Tartan Xiiso leh dhaxmaray Xaafadaha Bardaale A iyo Horseed B iyadoo Natiijada
ku dha maatay Hurseed 10 Bardaale 9
Haben dambe oo ah Habeenkii labad waxa balansan Xaafadaha waa Bari B iyo Deynunay A