Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Ayaa Gudoomiyaha Maxkamadda sare Ee Koonfur Galbeed u Magacaabey Dr Ahmed Ali Muuse ,waxana Warqada ka soo Baxadey Xafiiska Madaxweynaha koonfur Galbeed Warbaahinta u akhriyay