Baydhabo Soomaaliya-[WMN}-Shacabka kasoo jeeda kgs oo kaganacsanaaya inta bada Deegaanada Buntuland ayaa waxay lakulmaan Caqabada isogojira Dil iyo Dhac Xarig iyo Hanjabaadyo
Hadaba waxaa maalmo ka hor lago xiray Boosaaso Gudomiyaha guud ee Ganacsatada kasoojeeda Deegaanka kgs , Arintaas waxaan kawaresanay Maxamed Aadan taksis oo eh Gudoomiya kuxigeenka Xarunta Cilmi barista kgs islamarkaasna ku noolaa Sanadihii lasoo dhaafay Gobalada Bari, Hadaba waxaan ka wareysanay Dhibaatada Boob Dhaca iyo Xariga Loogestay Gudoomiyaha Ganacsatada iyo ku xigenkiisa .
|
Dhageyso;-Gudoomiyaha Guud ee ganacsatada kgs iyo ku xigenkiisa oo ku Xiran Boosaasa
previous post