Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Jemis iswem wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arimaha soomaaliya ayaa wafdi uu hogaaminayo waxaa ay soo gaareen magaalada baydhabo oo xarun ku meel gaar u ah maamulka kgs
Wafsiga jemis waxaa soo dhaweyey madaxweynaha kgs cabdicasiis xasan maxamed lafta gareen kulan saacado qaatey ayaa waxaa ay isla gurfeeyeen arimaha ka jira kgs gaar ahaana barakaciyaasha ku nool deeganada maamulka oo waqtigan la daalaa dhacaya arimo badan .
Jemis iswam oo warfidiyeenka la hadley waxaa uu sheegey in imaashahoda uu ku qotomo dar dar galinta arimaha bulshada barakaciyasha iyo ka garab siinta amniga kgs .
Madaxweynaha kgs cabdicasiis xasan maxamed lafta gareen oo dhankisa hadley ayaa waxaa uu u mahad celiyey wafdiga wakiilka qaramada midoobey ee soomaaliya isagoona dhanki…