Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gadoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee degmada baydhabo,
Tabarkan Oo mudada Afarta Maalin ah Usocodey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee degmada Baydhabo Tabarka Oo lagu Baranaayey Maareynta Xafiisiyada Degmada ayaa waxaa Soo Qaban Qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,
Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole Oo Ka hadley Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa Uu Sharaxey Muhiimada Tabarkan Shaqaalaha Degmada Baydhabo uu uleeyahay waxaana uu La dardaaramey Dhamaan Shaqaalaha Degmada oo Tabarkan ka faa’iideysatey.