Baydhabo Somaliya-{WMN}-Webiga Shabeelle ayaa ku fatahmay qeyb ka mid ah Xaafadaha Degmada Afgoye ee Gobolka Shabbeellaha Hoose waxaana ka mid ah Xaafada Aytiro, Xaafada Baalguri, Xaafada Raqayle, iyo Xaafada Damaleey oo intoodaba hoos taga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose,
Saamil oo ka mid ah dhalanyarada beeraleyda ee ku nool Xaafada aytiro waxa uuna sharaxayaa qaabka uu fatahaada usameeyay webiga shabbeelle ee mara degmada Afgooye ee Gobolka Shabbeelaha Hoose Salim waxaa uu uwaray weriye Mohamed Adan Xaweeb