Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Safaarada Finland.
Waxaana qeyb ka ahaa wafdigaasi Wasaaradda arimaha dibadda filadan iyo Xubno ka socdey Hay”‘adda Fca oo inta badan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ka Taageerta Dhinac waxbarshada.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa masuuliyiinta uga warbixiyey Xaalada guud ee Koonfur galbeed Waxaana uu Ka codsadey Madaxweynaha In ay sii laba jibaaraan dedaalada ay ka wadaan Deegaanada Koonfur galbeed.
Madaxda ka soctey Dowladda Finland ayaa Waxaa ay balan qaadeen in Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ay tixgilin gaar ah siin doonaan Baahiyaha ka jira Guud ahaan Deegaanadda Koonfur galbeed.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Safaarada Finland.Waxaana qeyb ka ahaa wafdigaasi Wasaaradda arimaha dibadda filadan iyo Xubno ka socdey Hay"'adda Fca oo inta badan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ka Taageerta Dhinac waxbarshada.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa masuuliyiinta uga warbixiyey Xaalada guud ee Koonfur galbeed Waxaana uu Ka codsadey Madaxweynaha In ay sii laba jibaaraan dedaalada ay ka wadaan Deegaanada Koonfur galbeed.Madaxda ka soctey Dowladda Finland ayaa Waxaa ay balan qaadeen in Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ay tixgilin gaar ah siin doonaan Baahiyaha ka jira Guud ahaan Deegaanadda Koonfur galbeed.#XAFIISKA_WARFAAFINTA_MADAXTOOYADA_KGS
Posted by Feysal dhayow on Tuesday, December 3, 2019