Baydhabo(WMN)_Xilibaan Abdirisaaq Maxamed Yuusuf (Dowla ka Dowla) oo kamid ah Golaha Wakiilada KG ayaa Maanta Deeq Dhar ah Gaarsiiyey Caruurta Baalashlayaasha Derbajiifka ah ee ku sugan Magaalada Baydhaba.
Halka Hoose Ka Daawo Video: Xaquuqda Muqaalka Goobjoog TV:
Xilibaan Abdirisaaq Maxamed Yuusuf (Dowla ka Dowla) oo kamid ah Golaha Wakiilada KG ayaa Maanta Deeq Dhar ah Gaarsiiyey Caruurta Baalashlayaasha Derbajiifka ah ee ku sugan Magaalada Baydhaba.Aniga Sibaan Wax U Arkaa.
Posted by Abdukadir Moha'ed Nur Warcade on Wednesday, December 4, 2019