Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah iyo khudbadihii Shirjaraid’yadii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa Dhamaantooda,
Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan