Baydhabo(WMN)_Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia Iyo UNSOM Ayaa Manta Maalinta Caalamiga Ah Ee Xaquuqda Aadanaha Ku Xusay Xaruunta UNka Ku Leeyihiin Magalada Baydhabo
Munaasabadan Oo Si Heersare Loo Soo Agaasimay Waxaa Ka Soo Qeygalay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada kgs
Wasiirka Qorsheynta
Wasiirka Caddaalada
Wasiirka Batroolka
Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Wasiirka Bii’adda
Wasiir Ku Xigeenka Amniga
Wasiir Ku Xigeenka Batroolka
Wasiir Ku Xigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha
Wasiiradda Haweenka Oo Hadal Kooban Kalkaasi Ka Jeedisay Ayaa Sheegtay In Xad Gudubyada Ka Dhanka Ah Biniaadmka Sida Haweenka Caruurta Iyo Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qabo loo Baahanyahay In Wax Laga Qabto Wasaaradana U Taagantahay Sidii Xuquuqda Muwadinka Loo Ilaalin lahaa
Sidoo Kale Wasiirada Ayaa Madaxweyne Abdiasiis Lafta’gareen ku Aamantay Sida Uu Marwalba U Garab taaganyahay Shacabka Ku Dhaqan Guud ahaan Deeganadda Koonfur Galbeed.