Tartanka Bisha barakaysan ee Ramadaanka ee Radio Warsan oo caawa galay wareegii seddexaad ee Neckout-ka ayaa waxaa isku arkay xaafadaha kala ah Berdaale (A) iyo Waaberi (B) tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Berdaale (A) latimaadday 14 dhibcood halka ay xaafada Waaberi (B) la’imaaday 8 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay xaafada Waaberi (B) hebeen dambe waxn taratan ka sueynaa Xaafadaha Horseed (A) iyi Dooynuunay (B).
Xaafada Waaberi (B) oo Caawa la sagootiyey
previous post