Dooda Waxaa igala qeyb galay.
1-Maryan C/lahi Aadan oo ka soctey Wasaarada caafimaadka KGS
2-Axmed Maxamed Gaandi oo ka socdey Hay’ad ka shaqeysta Nadaafada iyo faydhowrka biyaha
3-Xaliimo Bashiir Cali iyo 4-Deerow Maxamuud Macalin oo labaduba ka socdey Kaamka Idaala one.
Inta ay socotey Dooda waxaa daadihinayey Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan