Waxaa goor dhow xarunta Villa Hargeysa ka bilaabatay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Labada Aqal, iyadoo lagu wado in Madaxweynaha uu jeediyo Khudbadii dastuuriga aheyd ee furitaanka Kalfadhiga.
Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Guddoonka Labada Gole, Xeer Ilaaliyaha Qaranka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.
Kalfadhigan ayaa ka duwan kalfadhiyadii hore, waxaa uu ku soo aaday xilli xasaasi ah oo Baarlamaanka muddo xileedkiisa ay ka harsan tahay lix bilood.
Halkan hoose ka daawo:-