Hoos ka dhegeyso Baranaamij taxana ah oo jimco walba ka baxa idaacada warsan ee Magaalada Baydhabo, waa qeybtii 4 aad, waxaa todobaadkaan uga hadalney Nadaafada xerooyinka Barakacayaasha waa sidee xiligan adag oo ah Coronavirus Dalka ka jiro.
Barnaamijkaan waxaa oo ka kooban yahay seddax qeybood qeybta koowaad waa Cododka barakacaaysha, labaad Dood iyo qeybta ugu danbeeyeya Dhageystiyaasha.