Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa magacaabay guddi isku keena madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada iyo qabsoomida shirka wadatashiga Arimaha doorashooyinka 2020 .2021.
Xubnaha guddiga ayaa waxaa uu ka koobanyahay 9.xubnood
http://warsanradio.com/wp-content/uploads/2020/06/Guddiga-Aqalka-Sare-1.pdf