Doodan oo ah tii labaad oo lagu qabto istuudiyaha Warsan ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb Galay mid ka mid ah odoyaasha iyo haweenka xarunta xalinta khilaafadka ka shaqeeya.
Dooda ayaa Sidoo kale dhageystayaasha khadka taleefonka uga qeyb qaatey.