Barnaamijkii 6 aad ee Barakacayaasha waxaa todobaadkan barnaamijka marti ku ahaa
1-C/lahi C/raxmaan Maxamed oo ah Madaxa Hay’ada World Vission ee KGS
2-Ibraahim Iimaan Cabdulle oo Gudoomiye ku xigeenka Daladaha guud ee Xorooyinka Barakacayaasha Baydhabo
3-Xabiibo Macalin Axmed afayeenka qaar kamid ah daladaha Xerooyinka Baydhabo
4-Faadumo Cali Bare Gudoomiyaha Kaamka Hoobashoole.
waxaana barnaamijka soo saarey Wariye Muxudiin Xusni waxaa soo jeedineysaa Wariye Shukri Ismaaciil Axmed