Wuxuu sheegey iibinta biyaha cabitaanka in uu kaga badbaadey fikirada qaldan tahriibka iyo in uu baagi muudo uu ku ahaado Magaalada Baydhabo asigoo hada uu leeyahay xaas iyo 2 caruur hafow cali oo ka mid ah dhalinyarada abuuratey shaqooyinka yar yar.
Dhalinyarada ugu badan manta degaanada koonfur galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhab waxey yihiin kuwo shaqo la`aan hafow cali si uu u helo lacag ayaa Mudo 5 sano ah kahor wuxuu gu`aansadey in uu noqdo qof nolal maalmeedkiisa ka soo dhax saarto magaalada baydhabo wuxuuna ku dhiiradey in uu iibiyo cabitaanada kala duwan.
Hafow Cali ayaa inoo sharxayaa shaqadiisa sida uu ugu qanacsan yahay iyo sida uu ugu dhalatey shaqadaani.
By: Siid Cali Muuse Ateera