Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr. Ali Said Fiqi ayaa Maanta Ciidanka Booliska gaarka KG oo dhawaan Tababar loo soo xirey Ku booqdey xerada gaadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho ,
Ciidamadan ayaa loo Tababarey Deeganada Gobolka Shabeellaha Hoose.
Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa xerada ku soo dhaweyay Taliyaha Ciidanka Booliska KG isagoona warbixin ka siiyay Xaladda Ciidanka ,
ugu Dambeyn Gudoomiye Ali Said Fiqi ayaa Ciidamada kula dar daaramey in ay qeyb ka noqdaan sidii Cadowga Al shabab looga sifeyn lahaa Guud ahaan deeganada Gobolka Shabeellaha Hoose.