Barnaamijkan oo loogu macagdaray Doorka Haweenka ay ku leeyihiin ka qeyb galka iyo mataalada Doorashada soo socota 2020/2021 ,waxaa marti ku ahaa Jamiila Xaaji Maxamed oo dhaqdhaqaaqda Arimaha Haweenka iyo Dhalanyarada,Saynab Cumar Cali oo ah Gudoomiyaha Ururka Bay Women,Safiyo C/nuur Maxamed oo ka tirsan Bay Women iyo Xaajiyo C/nuur oo Ururka Haweenka Gobolka Bay.dhamaantood waxa dhexmartey dood xiiso leh oo ubadneyd sidee Haweenka Door muuqda looga siin lahaa Siyaasada Dalka gaar ahan doorashada 2021.