Xildhibaanada golaha shacabka ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa kulan ku yeelan doonaan Xarunta villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho
kulanka maanta ee baarlamaanka ayaa waxaa looga doodi doonaa labo Ajende, kuwaasi oo kala ah.
1Akhrinta 1aad Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga.
Iyo 2. Xeerka Astaynta Kuraasta Golaha Shacabka.
Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay inay soo xaadiraan kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Mudanayaasha Baarlamaanka soomaaliya ayaa maalmahan waxaa ay kulan ka yeelanayaan Ajandayaal dhowr ah oo horyaala baarlamaanka, iyagoona ansixiyay ajandayaal dhowr ah